Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga ciiday Muqdisho, Hargeysa, Kismaayo iyo Garoowe?


Guud ahaan Muslimiinta ku nool daafaha caalamka oo lagu qiyaaso 1.8 bilyan ayaa maanta u dabaal degaya farxada maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Gelinka hore ee maanta ayay Muslimiintu badankood isugu tageen masaajidda, barxado iyo garoomo si ay u oogaa salaadda ciidda, ka dibna waxaa bilaabmay damaashaadka ciidda.

Wariyeyaasheenna ku sugan magaalooyinka, Muqdisho, Hargeysa, Kismaayo, Garoowe iyo Nairobi, ayaa noo soo diray warbixino ku saabsan sida looga ciiday magaalooyinkaasi.

Warbixin ku saabsan sida looga ciiday magaalooyinka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:57 0:00

XS
SM
MD
LG