Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab laxaad leh oo kusii fidaya kayn ku taalla gobolka Sanaag


Dabka Sanaag
Dabka Sanaag

Dab laxaad leh ayaa kusii fidaya kaynta Gaacidh iyo Xero Moolli oo ka tirsan Buurta Daalo ee Gobolka Sanaag maanta.

Dabkan ayaa billowday shalay, hase yeeshee la sheegayaa inuu xalay si weyn u fiday. Dadka degaanka ayaa idaacadda VOA u sheegay inuu dabkan khasaare u gaystay kaynta oo ku taalla meel aad u qurxoon.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Dab baaxad leh oo kusii fidaya kayn ku taalla gobolka Sanaag
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG