Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doodda hareysay miisaaniyadda dowladda federaalka ee dhowaan la ansixiyey kadib markii ay baarlamanka su’aalo adag ka weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.