Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay laba wariye oo muddo sadex bil ku dhow ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa. Labada wariye ayaa kala ah Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijibaar Maxamed Xuseen.
Wariyaha VOA ee Hargeysa, Sagal Mustafe Xassan, ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.