Isku xirrada

War Deg-Deg ah

124 neef oo geel ah oo ku sumoobay dowlad deegaanka Soomaalida


Ilaa 124 neef oo geel dool ahaa ayaa ku dhintay duleedka magaalada Jigjiga kadib markii uu daaqay sida la sheegay geedo sun ah oo uu ku kusumoobay. Koox caafimaad oo loo diray goobta ayaa sheegay in uu geelu cunay geedo sun ah oo uu daaqay oo keenay in geelu uu dhinto. Mas’uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan in aysan tani soo laaban, oo ay dowladda dhexe la kaashan doonaan in arrintan wax laga qabto.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Ugaas Gaataa.

geel ku sumoobay deegaanka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG