War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Xaaladda midnimada Soomaaliya kadib 62 sano oo xorriyad ah

Soomaaliya ayaa u dabbaal-degeysa 62 guuradii kasoo wareegtay markii ay xorriyada ka qaadatay gumeystihii Talyaaniga iyo Ingiriiska, hase yeeshee wixii intaa ka dambeeyay waddanku wuxuu galay marxalado badan oo kala duwan, kuwaasi oo ah ka mid tahay gooni isu-taagga Somaliland.

Haddaba barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadkan waxaan maanta ku eegeynaa: 62 sano ka dib maalintii ay Soomaaliya qaadatay xoriyadda iyo xaaladda ay maanta ka taagan midnimada.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Muqdisho ka soo diray.

Faaqidaadda Toddobaadka.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG