Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo doorasho qof iyo cod ah ka qabaneysa gobolka Mudug


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Sanadkii hore ayay ahayd markii maamul goboleedka Puntland ay doorashao qof iyo cod ah ka hirgeliyeen saddexda degmo ee Eyl, Ufeyn iyo Qardho, waxaana Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ah Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Puntland iyo xubno ka tirsan guddigaas ayaa ka hadlay sidii qabashada doorashada qof iyo cod ah sidoo kale looga hirgelin lahaa gobolka Mudug.

Waxa uu magaalada Gaalakacayo ugu warramay weriyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Puntland oo doorasho qof iyo cod ah ka qabaneysa gobolka Mudug.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:48 0:00

XS
SM
MD
LG