Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri magacaabista Xamse Barre?


Omar Abdirashid Cumar Cabdirashiid

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay isbaddalkii dhowaan ka dhacay Soomaaliya ee lagu doortay madaxda cusub ee DFS, hawlaha mudnaanta leh ee horyaala Madaxweyne Xassan Sheeikh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.

Mudane Cumar Cabdirashiid oo magaalada Nairobi ugu warramay wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa waxaa uu ugu horayn ka hadlayaa bal sida uu u arko isbadalka iyo madaxda cusub ee dalka, gaar ahaana soo magaabistii Ra’iisal wasaaraha cusub Xamse Cabdi Barre.

Wareysi aan la yeelanay Cumar Cabdirashiid C. Sharma'arke
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:21 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG