Magaalada Hargeysa waxaa la soo gabagabeeyay mashruuc biyo balaarin ah oo muddo ka socday magaalada, kaasi oo lagu dhisay xarumo biyaha lagu keydiyo, bambooyinka tuura, iyo dhuumo cusub oo ka baaxad weyn kuwii horey magaalada u geyn jiray biyaha.
Mashruucan Kaabayaasha Biyo balaadhinta Hargeisa ayaa wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakulle uu ka wareystay Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa, Maxamed Cali Daarood.
Facebook Forum