Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imtixaanaadka dugsiyada sare oo ka bilowday Soomaaliya


Imtixaanaadka Shahaadiga ah
Imtixaanaadka Shahaadiga ah

Sabtida maanta ah ayaa si rasmi ah waxaa maamul goboleedyada dalka qaarkood iyo gobolka Banaadir uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugisiyada sare.

Imtixaankan oo ah mid mideysan oo ay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya qaadeyso ayaa waxaa u fariistay arday gaareysa 35 kun oo ku kala sugan Muqdishu, Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada sare oo ka bilowday Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG