Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Shacabka Jigjiga ee magcaabista ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya


Ra'iisal Wasaare Xamse Hamse iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Ra'iisal Wasaare Xamse Hamse iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

JIGJIGA - Shacabka ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Somaalida Ethiopia ayaa si weyn u soo dhoweeyey magcaabista Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, taas oo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xalay fiidkii u magcaabay in Xamse Cabdi Barre uu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa warbixintan Jigjiga ka soo diray.

Aragtida Shacabka Jigjiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

XS
SM
MD
LG