Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Mustafa Cumer oo booqday Somaliland


Madaxweynaha dowladda deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumer ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Boorama, halkaasi oo uu kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyo mas'uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa Boorama inooga soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.

Mutafa Cumer oo booqday Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG