Xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa daboolka ka qaaday in ay hakiyeen mudaharaadkii ay maanta oo Sabti ah hore ugu baaqeen taageerayashooda. Tallaabadan ayaa timi kadib markii ergo isugu jirta bulshada qaybaheeda kala duwan ay dhexdhexaadin ka galeen muranka xukuumadda iyo Xisbiyada.
Warkan waxa Hargeysa ka soo dirtay Sagal Mustafe Xasan.
Facebook Forum