Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo xirtay rag u dhashay Yemen oo ka ganacsada tahriibka dhallinyarada


Boosaaso

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa xalay soo qabtay rag watay doon oo u dhashay dalka Yemen kuwaas oo ay sheegeen in ay ka tahriibin jireen xeebta Booasaso dhalinyaro intooda badan da'doodu ka yartahay 20sano.

Qaar badan oo dhalinyaradaas ka mid ah ayaa la geeyay ilaa iyo Libya oo markii dambe waalidkood laga soo dalbaday lacago madax furasho ah.

Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso kasoo dirtay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac.

Puntland oo xiray rag u dhashay Yemen oo ka ganacsada tahriibka dhallinyarada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG