Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi: Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland


Cabdirisaaq Axmed Siciid
Cabdirisaaq Axmed Siciid

Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa bilaabay Qorshaha Doorashooyinka Golayaasha Deeganka ee Degmooyin badan kuwaaso lagu wado in ay qabsoomaan dabayaaqada sannadkan.

Gudoomiyaha Guddiga ku meel gaarka ee Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa uga waramay weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb sida ay howlaha ku bilaabeen.

Wareysi: Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:33 0:00

XS
SM
MD
LG