Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adaha gargaarka oo baaq deg-deg ah u diray Soomaalida


Sarkaal sare oo ka tirsan hay’adaha gargaarka bani’aadminnimo ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ah inay is caawiyaan xilligan adage e lagu jiro abaaraha.

Cabdi Xuseen Rooble oo ah maareeye ku xigeenka hay’afdda falanqaynta cunto-yaridda iyo nafaqo-darrada FSNU oo hoos timaadda hay’ada cuntada iyo beeraha dunida ayaa sheegay inay dadaallo socdaan looga jawaabayo abaaraha, laakiin Soomaaidu ay qaadan karto qaybta ugu weyn ee gurmad.

Cabdi Xuseen Rooble ayaa u warramay Haaruun Macruuf.

Wareysi: Sarkaal sare oo ka tirsan hay'ada gargaarka oo baaq degdeg ah u diray Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:54 0:00

XS
SM
MD
LG