War Deg-Deg ah

Shirka Nabadda iyo Dowlad Dhiska Africa oo ka Furmay Hargeysa

Hargeysa
Hargeysa

Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay shir caalami ah oo lagaga hadlayo nabadda iyo dowlad-dhiska Afrika. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya madax iyo ergo ka socota in ka badan 15 waddan.

Wariyaha VOA ee Hargeysa, Khadar Maxamed Cakulle ayaa warkan noo soo diray.

Hargeysa oo martigelisay shir ay ka qeybgaleen dhowr dal oo Afrikaan ah

No media source currently available

XS
SM
MD
LG