Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan socdaalka Xasan Sheekh ee maamul goboleedyada dalka


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahor caleema-saarkiisa bilaabay safarkiisii ugu horreeyay ee uu ku marayo maamul goboleeyada dalka, isaga oo ka bilaabay magaalada Baydhabo, hadana ku sugan xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb.

Hadaba maxey yihiin farriimaha uu xambaarsan yahay safarka madaxweynaha? Muxuuse ka tari karaa khilaafkii mudada dheer ka dhex oognaa dowladda iyo qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada?

Wariyaha VOAda ee Muqdishu Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ku eegaya arrintan.

Muxuuse socdaalka Xasan Sheekh ka tari karaa khilaafkii muddada dheer ka dhex oognaa dowladda iyo qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG