Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Caqabadaha dumarka Somaliland ka heysta doorashada xafiisyada sare


VOA Town Hall meeting in Hargeisa
VOA Town Hall meeting in Hargeisa

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxaan maanta ku eegeynaa: Dood- Cilmiyeed ay Xalay VOA-du ku qabatay magaalada Hargeisa, taas oo ku saabsan caqabadaha dumarka ka heysta in loo doorto xafiisyada sare sare ee golayaasha dowladda Somaliland.

Khadar Maxamed Cakulle ayaa inoo haya.

Caqabadaha dumarka ka heysta doorashada xafiiisyada sare ee Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:38:23 0:00

XS
SM
MD
LG