Dhuusamareeb —
Madaxweynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamud ayaa socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waana maamul goboleedkii labaad ee uu socdaal ku tago tan iyo markii la doortay.
Qaar ka mid ah dadka ku nool Galmudug ayaa rajo ka muujinaya safarka madaxweynaha iyo inuu wax ka tarayo wax ka qabashada dhibaatooyin gobolka ka jira.
Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.
Facebook Forum