Washington —
Wararka been abuurka ah iyo kuwa dadka lagu marin-habaabiyo waxay noqdeen dhibaato guud oo dunida heysay - xitaa dalalka horumaray sida Mareykanka oo kale - ayay khal-khal geliyeen dimoqraadiyadooda.
Waddamo badan weli ma lahan sharciyo lagula tacaalo been-abuurka iyo dacaayadda, iyadoo marka laga soo tago dalalka aqoonta iyo warbaahinta dhabta ah kaga hortagay dhibaadooda, ay jiraan dalal Soomaaliya ay ka mid tahay oo la arkay dhibaatada ay ku leeyihiin siyaasad ahaan iyo bulsho ahaan.
Haddan, barnaamijkeenna toddodobaadkan waxaan ku eegeynaa dhibaatada marin-habaabinta iyo been abuurka, waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Falastin Ahmed Iman.
Embed
share
Bandhigga VOA
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:14:26
0:00