War Deg-Deg ah

Machadka Heritage oo talooyin ka bixiyey nooca xukuumadda ay Soomaaliya u baahan tahay

Afyare Cabdi Cilmi
Afyare Cabdi Cilmi

NAIROBI - Machadka Heritage ayaa soo saaray daraasad ku saabsan nooca xukuumadda iyo golaha wasiirada ee ay Soomaaliya u baahantahay xiligan. Daraasaddan ayaa soo jeedisay inay Soomaaliya muhiim u tahay in xukuumadda lagu soo xulo kartida iyo aqoonta, ay u leeyihiin shaqooyinka loo magacaabayo.

Haddaba daraasaddan ayaa Khadar Maxamuud Xareed uu ka waraystay Prof. Afyare Cabdi Cilmi.

Falanqayn ku saabsan dhismaha xukuumadda

No media source currently available

XS
SM
MD
LG