Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweyne Xasan


Xasan Sheekh

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay waxyaabaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, fursadaha uu haysto iyo caqabadaha ka hor-imaan kara. Xasan Kaafi Qoyste ayaa Muqdisho nooga soo diray.

Faaqidaadda: Fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweyne Xasan
please wait

No media source currently available

0:00 0:37:53 0:00

XS
SM
MD
LG