Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM: Dagaalka Ukraine wuxuu indhihii caalamka ka leexiyay musiibada abaaraha Soomaaliya


Colaadda ka oogan waddanka Ukraine ayaa indhihii dunida iyo kuwii deeq-bixiyayaasha kasii jeedisay abaartii ugu darneyd muddo 40 sano ah oo ka jirta dalka Soomaaliya, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Qaramada Midoobay ayaa intaas ku dartay in aanay heynin lacag ku filan badbaadinta malaayiin Soomaali ah oo macaluul iyo geeri qarka u saaran.

Warbixin arrintaasi la xiriirta waxaa innoo haya Jacfar Kuukaay.

Qaramada Midoobay: Dagaalka Ukraine wuxu indhihii caalamka ka leexiyay musiibada abaaraha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG