Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aabe labadiisa caruur ku dilay magaalada Gaalkacyo


Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ayaa sheegay in aabbe uu dilay laba carruur ah oo uu isagu dhalay. Booliiska ayaa falkan la xiriiriyey maandooriyayaal inkastoo uu baaritaan socdo.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa dilkan ka waraystay Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Mudug ee Puntland Muumin Cabdi Shire.

Aabe labadiisa caruur ku dilay magaalada Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG