Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Somaliland ee Barwaaqo Dr. Maxamed Abdi Gaboose ayaa ka hadlay gudidda diiwangalinta ururada siyaasada kuwaasi oo 4 xubnood oo ka mid ah uu baarlamaanku shalay ansixiyey.
Khadar Maxamed Cakule ayaa shir jaraa’id oo qabtay kadib waraysi la yeeshay Dr. Gaboose.