War Deg-Deg ah

Imtixaanka dugsiyada dhexe oo ka bilawda Koonfur Galbeed

Bartamaha Baydhabo
Bartamaha Baydhabo

BAYDHABO - Wasaarada waxbarashada ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka bilowday deegaanada Koonfur Galbeed qaadista imtixaanka dugsiyada dhexe ee fasalka siddeedaad.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Warbixin: Imtixaanaadka Koonfur Galbeed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG