Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Afhayeenka madaxtooyada oo ka warbixiyay xil-wareejinta iyo kulankii Farmaajo iyo Xasan Sheekh 


Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markale shalay booqday Madaxtooyada Villa Soomaaliya, halkaas oo uu kusoo dhoweeyey madaxweynaha dowlada Federalka ee xilka kasii degaya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaflada xil-Wareejiinta oo dhacayso beri oo Isniin ah.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareystay Cabdirashiid Xaashi oo ah afhayeenka Madaxtooyada waxyaabaha labada madaxweyne ay isla soo qaadeen iyo guddiga loo saarey xaflada xil wareejinta.

Wareysi: Afhayeenka madaxtooyada oo ka warbixiyay xil-wareejinta iyo kulankii Farmaajo iyo Xasan Sheekh
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG