Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Saameynta go'aanka ciidamada Mareykanka dib loogu celinayo Soomaaliya


Biden

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa todobaadkan ku saabsan yahay saameynta uu yeelan karo go’aankii dhowaan uu Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ku saxiixay in boqolaal askari oo Mareykan ah dib loogu celiyo Soomaaliya, si ay uga hortagaan kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.

Bandhigga VOA: Saameynta go'aanka ciidamada Mareykanka dib loogu celinayo Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG