Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Maxaa la gudboon madaxweyne Xasan Sheekh?


Xasan Sheekh Maxamuud

Doorashada Xasan Sh. Maxamuud mar kale xalay loo doortay madaxweyne ayaa noqonaysa markii ugu horeysay ee madaxweyne mar labaad dib loo doorto Soomaaliya, waxaana uu noqday madaxweynihii 10-aad ee Soomaaliya.

Haddaba intii uu horey xafiska u hayey maxaa ka khaldamay ee hadda la gudboon inuu saxo? Sua'ashas iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA ee Qaarada Australia ibrahim Cumar Baafo uu weydiiyey Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Cilmi Faarax Nuur Wabi oo wasiir kasoo noqday Dowladii Cali Mahdi Maxamed AUN.

Falanqeyn: Maxaa la gudboon Xasan Sheekh?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG