Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sideey u arkaan dhalinyarada qubaha ku dhashay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya


Doorashada Madaxweynaha
Doorashada Madaxweynaha

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhashay ama ku koray qurbaha ayaa ka mid ahaa Soomaalida indhaha ku heysa doorashada maanta ka dhaceysa Soomaaliya. Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay, wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhari.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:15:22 0:00

XS
SM
MD
LG