War Deg-Deg ah

Aragtida Dhalinyarada Qurbaha ku dhalatay ee Doorashada Soomaaliya

Doorashada Madaxweynaha
Doorashada Madaxweynaha

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku dhashay ama ku koray qurbaha ayaa ka mid ahaa Soomaalida indhaha ku heysa doorashada maanta ka dhaceysa Soomaaliya. Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay, wariyaha VOA-da Nur Hassan Nur Bukhari.

Halkaan ka dhageyso warbixinta

No media source currently available

XS
SM
MD
LG