Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aragtida Doorashada Madaxtinimo ee maamullada Puntland iyo Jubbaland


Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

Doorashada Soomaaliya iyo khilaafkii ragaadiyay waxaa uu saameyn weyn ku yeeshay dowlad goboleedyada, gaar ahaan Puntland iyo Jubbland. Haddaba, maxay doorashadan uga dhigantahay Puntland? Waxaa warbixintan ku eegaya Nuux Muuse Birjeeb.

Maxay doorashada madaxtinimadu uga dhigantahay Puntland?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00

Dhankeedana, Jubbaland ayaa khilaaf uu kala dhaxeeyay dowladda dhexe, waxaa uu saameeyay arimaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha gobolka.

Arrintan waxaa isna warbixintan ku eegaya Aadan Maxamed Salaad (Aaden Kismaayo).

Sidee ayey Jubbaland u aragtaa doorashada madaxweynaha?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG