Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi gaar ah: Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax


Qalbi-Dhagax

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan oo ololeyaasha doorashada ee socda awgood ay u hadal hayaan warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshadaba Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax oo horey u ahaa sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF.

Cabdikariin ayaa sanadkii 2018-kii waxaa dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay xukmaddii Ethiopia. Wariyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan oo ku sugan Muqdisho ayaa Qalbi Dhagax waxa uu ugu warramay dareenkiisa ku aadan shan sano ka hor xilligii Ethiopia loo dhiibayay iyo sida maanta loogu soo dhaweeyay Muqdisho. Wareysiga sidan ayuu u dhacay.

Wareysi Cabdikariin Muuse Qalbi Dhagax
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG