Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Booliiska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey qarax is-miidaamin ah oo manata ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Wararka aynu ka helnay ilo kala duwan ayaa sheegaya in qaraxaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Haaruun Macruuf ayaa qaraxan ka waraystay Gaashanle Cabdifataax Aadan Xasan oo ah Afhayeenka booliiska Soomaaliya.

Wareysiga afhayeenka Booliska
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

Dhinaca kale waxaa Haaruun Mcruuf uu ka waraystya qaraxn guddoomiyaha degmada Wardhiigley Seynab Maxamuud Warsame “Seynab Xaabsey” oo oo ku sugnayd goobta qaraxu ka dhacay.

Wareysiga Seynab Xaabsey
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00
XS
SM
MD
LG