Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal beeleed sababay dhimashada toddoba qof oo ka dhacay Kenya


Wajir, Marsabit and Mandera counties
Wajir, Marsabit and Mandera counties

Ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyay ilaa toddoba qof ayaa ku geeriyooday isku dhacyo u dhaxeeyay beelo wada dega ismaamulka Marsabit ee dalka Kenya, waxana arrintani ka dhalatay is-qabqabsi la xiriira lahaanshaha dhul daaqsimeed u dhaxeeya dad xoola dhaqata ah.

Bulshada xoola dhaqata ee Kenya oo ay Soomaaliduna kamid tahay ayaa aad uga walwalsan isku dhacyadani kasoo cusboonaaday dalka Kenya xilli ay soo dhowdahay doorashada guud ee Kenya.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Dagaal beeleed ka dhacay Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00

XS
SM
MD
LG