Muqdisho —
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xeer uu soo saaray ku baabi'iyay magaacis iyo shaqa joojin lagu sameeyay agaasimayaal ka tirsan hay'adaha dowladda, waxaana faafin kasoo baxday Villa Soomaaliya lagu sheegay in wixii tilaaba ah ee laga qaaday wixii ka dambeeyay 14kii Abriil ay waxba kama jiraan yihiin.
Cabdulqaadir Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available