Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriyayaasha Soomaalida iyo Maalinta Xoriyadda Saxaafadda


Maalinta Xoriyadda Saxaafadda

Maanta oo ku beegan 3-da bisha May, waxaa dunida looga dabaal-dagayaa, Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda.

Soomaaliya waxay ka mid tahay meelaha ugu halista badan ee uu saxafi ka howlgali karo, sababo la xiriira tacaddiyada isugu jira dilka, dhaawaca, xariga iyo handaadda loogu geysto wariyaasha.

Saxafiyiintaasi lagu dhibaateeyay Soomaaliya waxaa ka mid ah, Cabdulqadir Cumar Cabdulle oo hadda ka hor ka badbaaday dhaawac loogu geystay magaalada Muqdisho.

Cabdulqadir wuxuu hadda qaxooti ku yahay magaalada Nairobi, wuxuuna u warramay Khadar Maxamuud Xareed.

Weriyayaasha Soomaalida iyo Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG