Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso:Booliiska oo qabtay nin lagu tuhmayo dil xalay ka dhacay magaalada


Boosaaso
Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada lagu dilay haweenay iyo cunug yar oo ay habaryar u tahay.

Ciidamada ayaa sheegay in hawlgallo ay sameeyeen ay soo qabteen qofkii weerarka gaystay. Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa dhacdadan ka waraysatay Taliyaha Booliiska Qaybta Gobolka Bari Gaashaanle Sare Cabdulqaadir Jaamac Dirir.

Booliiska Boosaaso oo ka hadlay dil ka dhacay magaalada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

XS
SM
MD
LG