Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashadii ka socotay Ceel-Waaq oo la soo Gabagabeeyay


Guddiga FEIT iyo xogheynta Baarlamaanka
Guddiga FEIT iyo xogheynta Baarlamaanka

Magaalada Ceel-waaq ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, iyadoo kuraastii ugu dambaysay maanta la doortay. Warbixintan waxaa magaalada Kismaayo nooga soo diray Aadan Maxamed Salaad.

Doorashadii Ceel-waaq oo la soo afjaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

XS
SM
MD
LG