Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan doorkii Kibaki uu ku lahaa xasilloonida Geeska Africa


Madaxda geeska Africa ayaa u baroordiiqaya geeridii ku timid madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai Kibaki, oo shalay geeriyooday, waxaana madaxdu ay xuseen doorkii iyo kaalintii uu ku lahaa xasilloonida gobbolka.

Arrimaha sida gaarka ah loogu xasuusan dono waxaa kamid ahaa shirkii Eldoret ee dib u dhiska dowladdmnimada Soomaaliya kaasoo uu Mwai Kibaki door muhiim ah ku lahaa.

Khadar Mohamud Xareed ayaa warbixintan Nairobi inooga soo diray.

Doorkii Kibaki ee xasilloonida Geeska Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

XS
SM
MD
LG