Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynihii hore ee Kenya, Mwai Kibaki oo geeriyooday


Mwai Kibaki
Mwai Kibaki

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa dalka Kenya ku geeriyooday kadib in mudda ah oo uu xanuunsanaa.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku dhawaaqay geerida Mwai Kibaki, ayaa sidoo kale shaaciyay in dalku uu u baroor diiqayo geerida Madaxweynihii hore Mwai Kibaki.

Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed ayaa faah-faahinya.

Madaxweynihii hore ee Kenya, Mwai Kibaki oo geeriyooday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00

XS
SM
MD
LG