Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Doorashooyinka iska soo horjeeda ee Gedo


Doorashada Jubaland
Doorashada Jubaland

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heerka ay soo gaartay doorashada Soomaaliya iyo doorashooyinka iska soo horjeeda ee kuraasta gobolka Gedo.

Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Faaqidaadda: Doorashooyinka iska soo horjeeda ee Gedo
please wait

No media source currently available

0:00 0:34:55 0:00



XS
SM
MD
LG