Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga falceliyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee Soomaaliya?


Xildhibaanada cusub
Xildhibaanada cusub

Xubnaha labada Aqal ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa shalay lagu dhaariyay magaalada Muqdisho, talaabadaas oo lagu tilmaamay mid kusii dhaweyneysa Soomaaliya doorashada madaxweyne iyo dhismaha dowlad cusub.

Dadka aqoonyahanka iyo bulshada Soomaalida ayaa niyad wanaag ka muujiyey hanaanka siyaasadda ee Soomaaliya, kadib dhaarintii xildhibaanada.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.

Sidee looga falceliyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

XS
SM
MD
LG