Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Xiisadda siyaasadeed ee Pakistan


Shahbaz Sharif (Bidix) iyo Imran Khan

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka taagan Pakistan kadib markii baarlamaanku xilkii ka qaaday ra’iisal wasaare Cimraan Khan, islamarkaana Shahbaz Sharif loo doortay ra’iisul wasaare cusub. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Bandhigga VOA: Xiisadda siyaasadeed ee Pakistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:44 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG