Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abwaan Cali Shaacir oo ku geeriyooday Baydhaba


Baydhaba
Baydhaba

Allah ha u naxariistee waxa shalay magaalada Baydhaba ku geeriyooday Abwaankii iyo fannaankii caanka ku ahaa heeska Af Mayga Cali Shaacir oo si weyn loo yaqaannay.

Cali oo ahaa Hobol mullaxan ah iyo nin si wanaagsan u garaaci jiray kabanka ayaa waxa uu naaxiyadda u sameeyay heeso sanadihii dembe aad u caan baxay oo ay qaadaan fannaaniin dhallinyaro ah.

Muddo dher ayuu ku noolaa Nairobi, bilo yar kahor geeridiisa ayuu Soomaaliya dib ugu laabtay.

Haddaba sooyaalkiisii nolosha iyo fankiisii waxaa warbixintaan kasoo diray weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.

Abwaan Cali Shaacir oo ku geeriyooday Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

Start typing... Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Praesent et imperdiet lacus. Integer gravida mauris eu tortor mollis facilisis. Praesent feugiat, arcu sit amet sodales aliquet, arcu mauris imperdiet quam, id pulvinar sapien libero nec arcu. In sed egestas arcu. Nullam non eros eget metus cursus faucibus sed a mi. Pellentesque ut ante tellus. Nam tempus purus vitae ante eleifend rutrum. Integer blandit blandit quam, at vehicula velit fringilla sed. Fusce at aliquet massa, pulvinar lacinia eros. Pellentesque sed nisl varius lorem mollis fermentum et vitae erat. Curabitur pharetra dapibus urna eget cursus. Mauris placerat, turpis vestibulum ullamcorper placerat, ante dui imperdiet quam, at tristique ex mi quis ante. Maecenas quis imperdiet urna. Nam eget elementum ante.
XS
SM
MD
LG