Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu danbeeyay ee kulamada siyaasadeed ee ka socda Baydhaba


Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa booqasho shalay ku tagay magaalada Baydhaba, isagoo sheegay in ujeeda safarkiisu yahay sidii uu uga qeyb qaadan lahaa xal u helidda muran soo kala dhex galay Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.

Khilaafka ayaa keenay in inta badan mudaneyaasha cusub ee laga soo doortay Koonfur Galbeed ay qaadan waayaan shahaadada aqoonsiga xildhibaanimo ee guddiga doorashada heer federaal uu maalmihii la soo dhaafay bixinayay.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray Baydhabo.

Wadahadallada ka soconaya magaalada Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG