Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Fursadaha shaqo helista gabdhaha ku nool Garoowe


VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe
VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe

Banaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay fursadaha shaqo helista ee gabdhaha ku nool magaalada Garoowe.

Fursadaha shaqo helista ee gabdhaha ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa ah mid kooban marka lala barbar dhigo tan wiilasha. Sababaha taa ugu wacan ayaa qayb ahaan la tilaamaamaa inay ugu wacan tahay fursadaha shaqo oo yar iyo in gabdhaha qaarkood aanay ku dhiirran karin inay qaataan shaqooyinka qaar si la mid ah wiilasha.

Caasho Ibrahim Aden ayaa barnaamijka diyaarisay.

Fursadaha Shaqo ee Gabdhaha Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:41 0:00

XS
SM
MD
LG