Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Siduu u ekaanayaa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya?


Galka Baarista

Golaha Ammaanka QM ayaa dhowaan ansixiyey in howlgalkii AMISOM lagu beddelo howlgal cusub oo loogu magac daray ATMIS, oo ay ku heshiiyeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika.

Howlkgalka ATMIS ayaa si rasmi ah howlgalka nabad-ilaalinta Soomaaliya ula wareegay 1-dii April kadib markii howlgalka AMISOM waqtigiisu idlaaday 31-ka Maarso.

Haddaba side ayuu u ekaanayaa howlgalka cusub ee ATMIS. Waa qodobka aan ku eegeyno Barnaamijka Galka Baarista. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Siduu u ekaanayaa howlgalka ATMIS ee Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG