Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Sidee xagjirnimada kusoo gashay Soomaaliya?


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadksan ku saabsan yahay side ayey Soomaaliya kusoo gashay xagjirnimada, goorma ayaase markii ugu horreysay ay timid? Waxaa marti ku ah Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ahaa Imaamka Masjidka Daarul Hijrah ee magaalada Minneapolis.

Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Sidee xagjirnimada kusoo gashay Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:21:44 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG